warakii ugu danbeeyey ee jamacadda almadinah
22nd April, 2011
The online application for examination postponement has been
blocked, and this application shall be reactivated once again to those
whom have not attended their exams.
14th April, 2011
Dear Students,
Kindly click on the link below to view your short course examination time table.

12th April, 2011
Dear Students,
Kindly click on the link below to view your midterm examination time table.

25th March, 2011
Dear Respected Students,
Announcement from the Dean of Admission and Registration,

25th March, 2011
Dear Respected Students,
Announcement from the Dean of Admission and Registration.

14th March, 2011
Financial assistance and load are available in MEDIU
1st March, 2011
Dear students,
Your results have been endorsed! Now, you can view & print out your result from Student Portal.

18th February, 2011
To log in click HERE 
14th January, 2011
Reminder: Kindly refer to the Student Portal for the link of each class.
13th January, 2011
Student who already in Malaysia as a tourist and decided to pursue
his or her education in Malaysia is also required to get the NO
OBJECTION CERTIFICATE (NOC) from their respective High Commission /
Embassy / Consulate. 
Nin ku xiran Hargeysa ka dib markii lagusoo eedeyey falkii Ninka Jarmalka ah sameeyey mid la id ah
Posted by mohamud AA on April 23rd, 2011
Hargeysa(Puntlandi.com)
Nin Soomaali ah ayaa maalmahaanba ku xiraa xabsiga Hargeysa, ninkaas oo
lagu eedeeyey inuu sameynayey falal Diinta iyo Dhaqankaba ka baxsan,sida
uu cadeeyey Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa Cabdirahmaan Maxamed
Baargeel gudoomiye Baargeel ayaa Tv-ga Horn Cabel u sheegey in Ninkaan oo ah
Soomaalida Koonfureed uu magaalada Hargeysa ku sameeyey Filimaan anshax
xumo ah oo laga duubey Gabdho Soomaaliyeed. arintaan ayaa nin Jarmal ah
horey uga sameyey Magaalada Hargeysa ninkaasoo lagu xukumey afar sano
oo xariga.
Ninkaan hada xira ayaa la sheegey inuu sawiro iyo Filimaan ka qaadey
Gabdho Soomaali ah oo uu Galmood lasameynayey, arintaan oo anshxumo ku
ah Diinta Islaamka iyo Dhaqankaba, wali maxkamad lama soo taagin
ninkaan, sida uu Gudoomiyaha Maxkamadu Sheegey.
Arintaan ayaa ah dhaqan xumo hada Hargeyso kusoo badaneysa, iyadoo
laga shaki sanyahey iney falalkan oo kale ay ka socdaan magalada balse
aan laga warqabin, waxeyna taasi noqoneysaa fadeexo iyo dhaqan xumo
lasoo gudboonaada Magaalada hargeysa.
GABAY AAD U MACAAN OO LAGU AMAANAY GABDHAHA SOOMAALIYEED
1. Xasanow dhawaaq gabay haddaad iga
dhaguugayso
2. hadduu guur qalbiga kaaga dhaco dheelin baad tahaye
3. dhadhan ma laha naagaa middii dhoocil noqotaaye
4. dhulka jiifto lama guursadiyo dhererka qaarkiise
5. hadday dhuubo weyd tahayna waa raaxo kaa dhimane
6. meesha iyo dhalaanimo middaan anigu dhowraayay
7. dhildhilada gacmihiyo shanshada dhumucda loo yelay
8. dhexda madaga dhaayaha indhaa dhaban wanaageda
9. dhudda qoorta iyo faayahay dhudi la soo jeedo
10. dhubbad qaadka timahaad haldhaa dhalinki moodayso
11. cirrid dhuxla iyo suuniyaa dhibic dawaadeeda
12. dhumbal-mada cad dhoolaa ilkuu dhayag noo dile'e
13. saddex dhudalay dhaclaa iyo dawali dhixir wanageda
14. sindi dheehan Qoolow sidii lagu dhex taalleeyay
15. waqfiyada gacmaa lagu dhuftee saayaq lagu dhaabay
16. dammideedba maantay deerays dheeg iskaga yeesho
17. ee ay dhabeelnimiyo qurux dhuuxa ka iftiinto
18. dhugta lugha iyo faayahay dhebel u sii dayso
19. kolkay socodka dhiif uma waddee dhebi sidii liicdo
20. dhega inan rag kay dhinac martaa dheelmatiin galabe
21. dhaqan iyo adduun lama hadheen dhogorta xoolaade
22. inta dahabka lacag dheertahay dumarka dhaantaaye
23. dhadhab igula looshiyo hurdada dhool anoo ladaye
24. dhuuxaga iyo feedhay dhudi ku laaqnayde
25. sidii malagga ruuxayga dhigay laygu kaa dherere
26. inkastay dhallaan yeelatiyo ubad dhawaaqaaya
27. dhimashada ha joogtee si kale waw dhur sugayaa
28. dhufsataye qalbiga maanigaa dhudi ka reebaaya
|
|

Background
Puntland is a self-proclaimed state within Somalia. It was
founded in Garowe,
with a Charter signed by the leaders of Sool, Southern and Eastern Sanaag
Regions and Buhoodle District.
Dov Gutterman, 19 Feb 1999
Flag of Puntland (2009 - )
On Tuesday, 22 December 2009, the Puntland Parliament adopted a new flag as
the state's symbol. With more than 33 votes in favour, the Puntland Parliament
has
showed that the state is ready to strengthen its political dimension as part of
the Somali federation.
It is the first time the self declared state has adopted distinctive state
symbols, since it's creation in 1998.
The Puntland constitution states that the regional administration should have
it's own flag and anthem, as part of the Federal Republic of Somalia. The
flag and anthem of the state was selected by a commission of state officials and Puntland intellectuals.
The minister of Constitution and Federal Affairs of Puntland, Dr.Jima'ale, who
chaired the commission presented the selected flag and state anthem to the
parliament. Members of Parliament rejected the proposed anthem, but approved the
flag and the state emblem.
The new flag consists of the three horizontal stripes in blue, white and green:
The blue stripe with the white star symbolize the Somali
flag; of which Puntland is part.
The central white stripe symbolizes the peace and stability of the region.
The green stripe symbolizes the natural wealth of the Puntland State.
Jens Pattke, 23 Dec 2009
I'd just wanted you to know that as of 22 December 2009 the Puntland adopted
a new flag and emblem to represent the State. This is along with the Somali
Flag, which has not been replaced by the new
flag but should fly beside the new Puntland flag as Puntland considers itself as
part of Somalia and wants to join a future federal republic of Somalia.
Yasin Mursal, 11 Feb 2010
 CALANKA SOMALILAND MA KA MASAXNAA KALMADA TAWXIIDKA AH, IMISA WADAN OO KALE AYAA TAWXIIDKA CALANKA KU QORAN INALA WADAAGA?malaysia : (HWN). Waxa hubaal ah in dad badani ay maanta is waydiinayaan su´aasha ah, "Tolow wadaadkii miyuu waashay?
bal hadaba aynu maanta maqaalkeenan aynu ku qaada dhigno, sababta
keentay ama baahida jirta. Hadaba waxa hubaal ah in maanta ay aduunka ka
jiraan in ka badan 55 wadan oo muslim ah, Almost 55 Muslim countries globally. dhamaantoodna hal dal oo ka mid ah calankooda kuma qorna kalmada tawxiidka ahi, marka laga reebo wadanka Sucuudiga (Saudi Arabia)
isagana maanta la odhan karo waa dhulkii barakaysnaa ee xaramka ilaahay
ku yaalay inkastoo dawlad barakaysani dalkaas aanay kaba jirin. Bal
hadaba aynu is waydiino maxay tahay sababta dhawr iyo konton dal oo
muslim sheegta oo carabi ka buuxdo in ay kalmadan tawxiidka ah
calankooda ugu qoran waayeen, mise tolow waabe yaabe, waanay garanayn
macnaha ku duugan kalmadan? maxaa hadaba inaga dhaxal inoo siiyen ma
tahay wax lays waydiin karo, hadii Somaliland ama
dhamaan wadamada kale ee muslimka ee aduunka ka jiraa aan midkoodna ku
dhaqmin wax shareeco islaam ah laakiin ay magac ahaan u wada haystaan.
waxa tusaale ahaan kuugu filan wadamada ay ka midka yihiin sida Pakistan, Iiraan iyo afkaanistaan magacyada u qoran ama registration-ka aduunka ugu jira, (There internationally known official names of these countries) waa sida tan, Islamic Republic of Pakistan, Afghansitan and Iran. Hadaba
waxa kuu cad in wadamadani ay yihiin kuwo magac ahaan u haysta kalmada
islaam la yidhaahdo oo aan dalalkooda looga dhaqmin amaba laysku xukumin
wax shareeco islaam ah. Magaca ay sheegtaana uu yahay Islamic Republic.
Waxa kale oo intaas kuu sii dheer qaar kale oo fara badan oo iyagu ku
qafiifay magaca carabnimo ee jamhuuriga ah oo iyagana waxa ka mid ah
sida wadamada Masar, Siiriya, Yeman iyo Liibiya, hadaba wadamadan magacyada iyagana u qoran waa (The official names on the international stage) ee dabcan aduunka looga yaqaano waa sida tan, Arab republic of Egypt, Siiriya, Liibiya and Yeman Waxa kale oo jira iyaguna wadamo kale oo carbeed oo magaca carabnimada aduunka looga yaqaano laakiin aan isticmaalin magaca jamhuuri ama Republic ama Islamic, Waxa wadamadaas iyaguna ka mid ah sida United Arab Emirates (UAE) iyo Saudi Arabia.
oo iyagu sheegta magaca carabnimo. Hadaba dhamaan wadamada sheegta
muslimka ee maanta aduunka ka jira kuma jiro hal dal oo ka mid ah oo
lagu maamulo shareecada islaamka, xataa Sucuudi Carabiya (Saudi Arbia) ku dar oo ah dhulkii barakaysnaa. Laakiin magac ahaan ayey u wada haystaan haday la baxaan carab jamhuuri ama Islamic Republic, Eventually it doesn´t really concerns to me at all, it´s entirely upto them, whatever they called themselves, anyway.
Hadaba anigoon lahayn maxaa dalalkan shareecatul islaam loogu maamuli
waayey oo shaqo aniga ii taala aanay ahayn. Hadaba sidaan qabo waxay
dalalkan dunida muslimka lagu sheego ay diinta islaamka u haystaan
dhaqan ahaan, tusaale ahaan waa ta keentay, in maanta wadan kasta oo
yurub iyo maraykan ah aad ka heli karto gabadh kasta oo aad guursato
laakiin maanta hadaad tahay Somali ama qof madow aanad dunida carbeed
aanad ka heli karin gabadh aad guursato oo carabiyada ah, iyagoo kuu
arkaaya in aad tahay adoon ama qof liita. waxa hadaba is waydiin leh,
aaway diintii islaamka ee cadaalada ku dhisnayd ee adoonka xoraysay ee
dadka madow iyo cadaan iyo cajabi intaba sintay ee kala saraynta diiday,
ee taajir iyo fiqiirba sintay ee cadaaladu ka buuxday (Islam is the real and undisputed Democracy). Hadaba
tani waxay kuu muujinaysaa in wadan kastaaba uu leeyahay dhaqan kaas oo
ay ka koraysiiyeen diinta ay sheeganayaan ee islaamka ah. Dhaqankaas oo
ah ka ogolaaday ee albaabka u furay waxyaalaha ay ka midka yihiin
sida, Dulmiga, cadaalad darada, waxshiga, quudhsiga, sinada, xaaraanta, xanta, xaasid nimada, beenta, khaayinimada iyo waxyaalo kale oo badan oo aanan halkan aanan ku soo koobi karin oo dhamaantood ay diintu mamnuucday. Hadaba
anigoo usoo degaaya dulucda maqaalkaygan waxay tahay, waxa maanta jirta
in ay dhaqan inoo noqotay in aroos kasta oo somali leedahay, meeshu
doono haka dhaco in arooskaas oo rag iyo dumar iyo dabcan kooxdii
muusiga tumaysayba loo wada dhan yahay, in hadana quraan lagu furo
arooskaas oo weliba la yidhaahdo waxaynu ku bilaabanaynaa aayadaha
quraanka kariimka ah,iyadoo la adeegsanaayo kalmada ah, sidii caadada iyo dhaqanka inoo ahayd. ka dibna qoob ka ciyaar ayaa xiga. Waxa kale oo kuu sii dheer in calanka Somaliland
oo kalmada tawxiidki ku qoran tahay in xaflad kasta rag iyo dumar
madaxa lagu wada duuban yahay meel kasta oo aduunka ka mid ah, waxa kale
oo jira garamo uu ku sawiran yahay calanku oo tawxiidku ku qoran yahay
in suuliga ama musqusha lala galo amaba furayaal uu calanku ku sawiran
yahay oo jeebka kuugu jira aad suuliga la gelayso isagoo intaasba
kalmadaas tawxiidki ku wada qoran tahay, iyo dabcan waxyaalo kaloo
badan, markaas taas ma odhan karnaa waxay ka mid tahay hadaynu nahay
Soomaali, waxyaalaha dhaqankeena lagu gartee inoo gaarka ah?. hadaba dalkeena mabda´a looga dhaqmaa maaha oo ma noqon karo, Arab Republic of Somaliland ama Islamic republic of Somaliland laakiin waxa dalkeena looga dhaqmaa waa mabda dimoqraadi ah oo ku dhisan ama xanbaarsan dhaqan iyo hab qabiil. Somaliland is a democratic country with a democratic principles based on strong traditional and cultural backgrounds. markaas
kalmadan tawxiidki munaasib kuma aha calankeena ayaan qabaa. Waxa
hadaba jirta in maanta dalalkaas kor ku xusan ee dunida muslimka ah aan
dhamaantood mid ka mid ah aan lagu xukumin wax shareeco islaam ah isla
markaasna calamadooda oo aad hoos ka daawan kartaan aaanay ku qornayn
kalmada tawxiidka ah. Hadaba dalkeena hooyo ee Somaliland
oo aan isna looga dhaqmin ama lagu xukumin shareeco islaam ah, miyaanay
yaab ahayn in hadana calankeena ay ku qornaato kalmada tawxiidka ah.
Waxa kale oo hadaba is waydiin leh, maxaynu kalmadan culayskeeda iyo
danbigeeda aynu ku caashaqnay hadaan laga run sheegayn. Waxa kale oo is
waydiin mudan maxaa waxaas oo wadamo oo carab iyo cid kastaba leh ay
kalmadan tawxiidka ah ay calankooda ugu qoran waayeen, maxay tahay
sababtu? "I sometimes wonder if we are not truly serious about
it, why on earth this powerful and magnificent word appears on our
national flag". mise waaba yaabe kalmadan waynu ka faashanaa sida qolyaha qabuuraha caabuda oo kale. wax kastana diintu way cadaysay, The noble
Quran has clearly and perfectly defined that " whatever you worship
other than Allah is indeed taking you into hell fire" "Worship only the creator not the creation" !!!!!! Hadaba waxa kaloo jira dad badan oo khaasatan Somaliland u dhashay ayaa qaba fikrada ah waxa Somaliland
loo aqoonsan waayey waa kalmada tawxiidka ah ee calankeena ku qoran,
hadaba waxaan jeclahay dadka sidaas u fikiraaya in ay ogaadaan in
ictiraafka Somaliland aanay hortaagnayn kalmadan tawxiidka ah ee
calankeena ku qoran, laakiin ay ku xidhan tahay kolba sidaad dalkaaga
ugu dadaashid meeshaad doontaba joog, iyo wax u qabadka dadkaaga baahan
sidii aad gacan uga geysan lahayd. Hadii Alle ogolaado, ictiraafku wuu
iska iman doona, when, what, how and wherever it takes, regardless of what;
Waxaan jeclahay dadka sidaas u fikiraaya in aan xasuusiyo odhaahdii
caan baxday ee uu yidhi madaxweynihii hore ee dalka maraykanka ee la
odhan jiray John F. Kennedy waxa uu yidhi, "Ask not what your country can do for you - Ask what you can do for your country" Waxa kale oo uu madaxweyne Kennedy yidhi sida tan,
"Let every nation know that we shall pay any price, bear any burden,
meet any hardship and challenges, support any friend, oppose any foe to
assure the survival and the success of liberty in Somaliland!. Besides,
we must never negotiate out of fear but let us never fear to negotiate,
for the sake of our national interest which is a paramount concern to
the United States of America." Waxa kale oo tusaale kuugu filan dalka la yidhaahdo Taiwan oo
aan ilaa hada aduunka laga aqoonsanayn, isla markaasna ay ku dhici
waayeen dawlado waaweyn oo ay xidhiidh guud iyo mid gaar ahaaneedba
leeyihiin oo ay ka mid yihiin sida maraykanka iyo yurub oo dhan in ay
aqoonsadaan Taiwan. ku darso Taiwan waxay ka mid tahay wadamada ugu dhaqaalaha badan qaaradan eeshiya (Asia),
waxaany soo galaan kaalinta todobaad marka laga hadlaayo horumarka
dhaqaalaha aduunka ee wadan kasta lagu qiimeeyo ee loo yaqaano (GDP) Gross Domestic Product. Yet again, it´s quite obvious that Taiwan is indeed one of the most leading Asian economies. Waxay hadaba Taiwan ay xidhiidh fiican la leedahay dawlado waaweyn oo maraykanku ugu horeeyo, waxa dawlada maraykanku ay Taiwan ka iibisaa hubka ugu casrisan ee maanta aduunka ka jira. kharashka hubkaas ku baxaa waxa lagu qiyaasaa Billions and Billions of US dollars. Sidaas oo ay tahay hadana maraykanku kuma dhaco in uu Taiwan ictiraafo in ay noqoto dal madax banaan, sababtoo ah dalka shiinaha ayaa aaminsan oo ilaa hada sheegta in ay Taiwan tahay gobol ka mid ah dalweynaha shiinaha (China) arintaas oo ilaa hada khilaafkeedu taagan yahay, xalna aan loo helin. Hadaba
siday doontaba ha ahaate, walow aan arimo dhawr ah aan maqaalkaygan ku
taab taabtay, hadaba waxaan maqaalkaygan aan ku soo koobayaa waxa haboon
in calanka Somaliland laga tirtiro kalmadan tawxiidka
ah. Dabcan dad muslim ah 100% waynu nahay oo taas shaki kuma jiro
laakiin kalmadan danbigeeda iyo culayskeeda ayaa haboon in aynaan noqon
islaantii xaabada la kici kari wayday ee inta kalana dusha sii
saaratay. Waxaan rajaynayaa oo aan si sharaf leh uga codsanayaa
madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland His Excellency Mujaahid Ahmed Mohamed Mohamoud in uu dawladiisa soo hor dhigo ka doodista arintan ku saabsan ka tirtirista kalmada tawxiidka ah ee ku xardhan calanka Somaliland,
oo uu iskugu yeedho dhamaan xisbiyada qaran iyo dhamaan golaha sharci
dejinta iyo dabcan culumada ugu waaweyn ee dalka Somaliland, si arintan
dood iyo wada tashi looga yeesho. Hadaba
fadlan hoos ka akhriso inta wadan ee muslim ah ee aduunka ka jirta iyo
calamadooda oo aanay mid ka midana kalmadan tawxiidki ku qornayn
calamadooda marka laga reebo dalkaas Saudi Arabia oo isagu ah xaramkii iyo dhulkii barakaysnaa laakiin dawladaasi aanay ahayn mid barakaysan.
|
|

Somaliland (Somali: Soomaaliland, Arabic: أرض الصومال Arḍ aṣ-Ṣūmāl) is an unrecognised self-declared sovereign state that is internationally recognised as an autonomous region of Somalia.[2][4] The government of Somaliland regards the territory as the successor state to the British Somaliland protectorate, which was independent for a few days in 1960 as the State of Somaliland,[5][6] before uniting with the Trust Territory of Somalia (the former Italian Somaliland) later the same week to form the Somali Republic.[5][6][7][8][9]
Somaliland is bordered by Ethiopia in the south and west, Djibouti in the northwest, the Gulf of Aden in the north, and the autonomous Puntland region of Somalia to the east.[10]
In 1988, the Siad Barre regime committed massacres against the people of Somaliland, which were among the events that led to the Somali Civil War.
The war left the economic and military infrastructure severely damaged.
After the collapse of the central government in 1991, the local
government, led by the Somali National Movement (SNM), declared independence from the rest of Somalia on May 18 of the same year.[2][11][12]
Since then, the territory has been governed by an administration that seeks self-determination as the Republic of Somaliland (Somali: Jamhuuriyadda Soomaaliland, Arabic: جمهورية أرض الصومال Jumhūrīyat Arḍ aṣ-Ṣūmāl).[1][13][14][15] The local government maintains informal ties with some foreign governments, who have sent delegations to Hargeisa.[2][16][17] Ethiopia also maintains a consulate in the region.[18] However, Somaliland's self-proclaimed independence remains unrecognised by any country or international organisation.[2][19][20]
‘I cannot sit there and be placid like I am on dope’ - Arsenal boss
Arsene Wenger defends behaviour towards Liverpool boss Kenny DalglishArsenal manager Arsene Wenger has defended his behaviour towards Liverpool boss Kenny Dalglish amidst the heated conclusion to the 1-1 draw last Sunday.
The game’s thrilling ending, which saw two penalties in as many
minutes, had left the Frenchman frustrated, as both Wenger and Dalglish
had a momentary war of words after the final whistle and refused to
shake hands.
But speaking ahead of Arsenal's clash with Bolton at the weekend, the
Gunners boss defended his actions - insisting his love of the game
prevents him from remaining 'placid'.
"I cannot sit there and be placid like I am on dope," Wenger told reporters.
"I care about the game and I'm motivated to win the game and
agitated, yes, but it is one thing to be agitated and in control of your
decisions and be lucid, or be completely out of control.
"I am not out of control. I am agitated because I want my team to win
the game. Of course I am and I am ready to fight, believe me."
On the back of that disappointing result at the Emirates, Wenger saw
his side spurn a two-goal lead away to rivals Tottenham on Wednesday
night - a result which saw Chelsea leapfrog the title hopefuls into
second spot following their victory over Birmingham City.
The shift in order at the top of the table sparked Chelsea goalkeeper
Petr Cech to rule the Gunners out of the title race, claiming that
Carlo Ancelotti's side were now the main challengers to leaders
Manchester United, but this is not a view shared with the Arsenal boss.
"Mathematically - and I was not too bad in maths - it's quite difficult
to understand the logic of his [Cech's] statement," Wenger added,
"When we have the same number of points [as Chelsea] I can't see the difference.
But
despite winning just one league game since their League Cup final
defeat to Birmingham City in February, Wenger insists that his side can
still win the title.
"I am convinced that if we win our five games we will win the championship," Wenger continued.
"We have to add the winning mentality to the drawing mentality. We have a good basis because we are consistent.”
"But the target is to win the next one and let's focus, give
absolutely everything to do it. We have played 16 games without losing.
What I feel is most important for us is to keep the belief and to win.
"This championship will go to the most solid team, mentally, not necessarily to anybody else.
"The mental part of the belief is the most important thing to have in
the last five games, so let's have it already in the next game."
QM oo ka deyrisay xaaladda carruurta Soomaaliya
 Hooyo Carruur Soomaaliyeed oo nafaqo-darreysan ku heysa isbitaalka Banaadir
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay
in heerka nafaqo darada carruurta Soomaalida heysata ay tahay kuwa ugu
daran dunida, taasi oo ay ugu wacan tahay iyadoo abaaro ay saameeyeen
waddanka oo dhan.
Sarkaal ka tirsan barnaamijka cuntada adduunka
ee Qaramada Midoobay, (Grainne Moloniy) ayaa BBC u sheegtay in gabi
ahaanba aanay jirin wax miro ah oo ka soo go'ay koonfurta, dad badana ay
xoolahoodii ku le'deen abaarta.
Waxa ay sheegtay in dad gaaraya laba milyan iyo
bar ay saameysay abaartu, oo qaar badan oo ka mid ah ay u guureen
magaalooyinka Soomaaliya ama Kenya iyo Yemen.
Soomaaliyaa sidoo kale waxa jira dagaal kaasi oo labaatankii sano ee u danbeeyay sababay barakac aad u balaaran.
|